Wednesday 26th April 2017

Ciidan ka soo goostay Maamulka Soomaaliland oo u soo galay Degmada Carmo ee Puntland (SAWIRO)

Magaalada Carmo ee gobolka Bari waxaa maanta soo gaaray ciidan watay Gaadiid dagaal oo sida ay sheegeen ka so goostay maamulka la baxay Soomaaliland .

Gudoomiyaha degmada Carmo Ibraahim SHire Maxamed ayaa sheegay in ciidankaasi ay soo gareen habeen nimadii xalay degmada ceeldaahir islamarkaana saaka lagu soo dhaweeyay kuliyada degmada carmo,

Waxa uu sheegay in ciidankan ka mid ahaayeen kuwa ku sugan aaga degmada hadaaftimo ayna dhan yihiin ciidankaasi tiradooda ilaa iyo 60 ayna ahaayeen ciidan ka tirsanaa dadka reer sool iyo sanaag balse ka tirsanaa maamulkaas.

Gudoomiyuhu waxa uu intaasi ku daray in ujeedadoodu ciidankaasi aheyd in ay dib ugu soo laabtaan walaalahood oo ay sheegeen in hub loogu dhiibay sidii ay u leyn lahaayeen.

Sikastaba ha ahaatee gudoomiyuhu waxa uu sheegay in ciidankan loo gudbiyay dhanka magaalada Garoowe Caasimada Puntland halkaas oo ay ku sugayaan madaxda sar sare ee Puntland siiba madaxweyne ku xigeenka Puntland.

SAM_0130-300x225 SAM_0128-300x225 SAM_0126-300x225 SAM_0125-300x225 SAM_0123-300x225 SAM_0122-300x225 SAM_0122-Copy-300x225 SAM_0121-300x225 SAM_0120-300x225 SAM_0119-300x225 SAM_0118-300x225 SAM_0116-300x225 SAM_0115-300x225 SAM_0112-300x225 SAM_0114-300x225 SAM_0111-300x225 SAM_0109-300x225 SAM_0108-300x225 SAM_0104-300x225 SAM_0107-300x225 SAM_0103-300x225 SAM_0102-300x225 SAM_0101-300x225 SAM_0099-300x225 SAM_0098-300x225 SAM_0097-300x225 SAM_0096-300x225 SAM_0095-300x225 SAM_0094-300x225 SAM_0093-300x225 SAM_0092-300x225 SAM_0091-300x225 SAM_0090-300x225 SAM_0089-300x225 SAM_0088-300x225 SAM_0087-300x225 SAM_0086-300x225