Tuesday 23rd May 2017

Tacsi Aw-jamac

Alaha u naxariistee Taariikhyahankii weynaa ee Soomaaliyeed Aw jaamac Cumar Ciise oo Geeriyooday

Alaha u naxariistee Taariikhyahankii weynaa ee Soomaaliyeed Aw jaamac Cumar Ciise oo Geeriyooday Alaha u naxariistee Taariikhyahankii weynaa ee Soomaaliyeed Aw jaamac Cumar Ciise oo Geeriyooday
(August 26, 2015)

Alah Naxariistiijano ha siiyee waxaa caawa goor maqribkii ah ku geeriyooday Magaalada Jabuuti DAlka Jabuuti taariikhyahankii weynaa ee Soomaaliyeed Aw Jaamac Cumar Ciise . Rabbi ha u raxmadee Aw Jaamac Cumar Ciise ayaa ku xanuunsanaa wadanka Jabuuti halkaasoo uu deganaa, kuna noolaa mudooyinkan ugu dambeeyay dambe. Aw Jaamac wuxuu ahaa qoraa iyo taariikh caan ka ah ku […]

Tacsi: Ganacsade C/samad Yuusuf Maxamed Abwaan oo U tacsiyey eheladii Taariikhyahan Aw-jaamac Cumar Ciise.

Tacsi: Ganacsade C/samad Yuusuf Maxamed Abwaan oo U tacsiyey eheladii Taariikhyahan Aw-jaamac Cumar Ciise. Tacsi: Ganacsade C/samad Yuusuf Maxamed Abwaan oo U tacsiyey eheladii Taariikhyahan Aw-jaamac Cumar Ciise.
(August 26, 2015)

Mudane C/samad Yuusuf Maxamed Abwaan oo ka mid ah ganacstada waaweyn ee Reer Puntland islamarkaana ka ahaa wasiirka ganacsiga dowladii Gen Cade Muuse Xirsi ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhamaan umada Soomaaliyeed iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday taariikhyahankii weynaa ee Soomaaliyee Aw-Jaamac Cumar Ciise. Waxa uu Wasiir Abwaan sheegay in umada Soomaaliyeed […]

R.Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid Aw-jaamac Cumar Ciise

R.Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid Aw-jaamac Cumar Ciise R.Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid Aw-jaamac Cumar Ciise
(August 26, 2015)

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka hadlay geerida ku timid tariikh-yahanka Soomaaliyeed, ahaana Qoraaga, Sheekh Aw-Jaamac Cumar Ciise oo xalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaala dalka Jabuuti oo uu muddooyinkii u dambeeyey ku xanuunsanaya. Ra’iisul Wasaaruha Soomaaliya waxaa uu si gaar ah tacsi ugu diray Qoyskii […]