Sunday 26th February 2017

Arimaha Bulshada

Barkhad Abdi, oo ku guulaystay Xiddigga filimka Captain Phillips (Video+Sawiro)

Barkhad Abdi, oo ku guulaystay Xiddigga filimka Captain Phillips (Video+Sawiro) Barkhad Abdi, oo ku guulaystay Xiddigga filimka Captain Phillips (Video+Sawiro)
(August 26, 2015)

Barkhad Abdi, oo ku guulaystay  (Xiddigga filimka) ee sanadka Barkhad Cabdi ayaa ku guulaystay abaalmarinta BAFTA ee caawiyaha jilaaga ee ugu fiicnaa sanadkan ee filimka Captain Phillips. Wuxuu filimkan ku saabsanaa burcad badeed Soomaaliya. waxaa uu ka guulaystay jilayaasha Michael Fassbender iyo Matt Damon. “Bafta iyo Paul Greengrass waxay igu aamineen (doorkan) ka hor intii […]

ahniyad Aroos Sahra Burhaan Kuukuuyo, iyo Cabdulqaadir Axmed Dhalo Cadde

ahniyad Aroos Sahra Burhaan Kuukuuyo, iyo Cabdulqaadir Axmed Dhalo Cadde ahniyad Aroos Sahra Burhaan Kuukuuyo, iyo Cabdulqaadir Axmed Dhalo Cadde
(August 26, 2015)

Waxaa halkan tahniyad aroos ka diraya dadka kala ah Hoyo ayan ka bilabaya Ayeyo asha sheq sahal Eedo run kuukuye Eedo nacimo kuukuye Eedo sacdiyo kuukuye Eedo tarig kuukuye Ader buujiye kuukuye Aabe Burhaan Kuukuye Iyo dhammaan reer Kukuye Hooyo fadumo haji Aabo Ahmed Dhalacade iyo dhamman reer dhalacade. Dhammaan dadka kor ku xusan waxay […]

Xaflada lagu Sagootinaayo Maamulkii hore laguna Soodhoweynaayo Isbedelka Cusub ee ka dhacay Puntland oo lagu qabtay Wadanka Pakistan ( Sawiro ).

Xaflada lagu Sagootinaayo Maamulkii hore laguna Soodhoweynaayo Isbedelka Cusub ee ka dhacay Puntland oo lagu qabtay Wadanka Pakistan ( Sawiro ). Xaflada lagu Sagootinaayo Maamulkii hore laguna Soodhoweynaayo Isbedelka Cusub ee ka dhacay Puntland oo lagu qabtay Wadanka Pakistan ( Sawiro ).
(August 26, 2015)

Xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayey  Isbedelka Puntland ka dhacay dhanka kalena lagu sogootinaayey madaxdii hore ee Puntland,  ayaa wax’ay ka dhacday Caawo ( 22/2/2014)  Envoy Continental  Islamabad ee Wadanka Pakistan .  Xafladaasoo ay  soo agaasimay Jaaliyada reer Puntland ee Pakistan waxaa ka soo qeybgalay Marti sharaf kala duwan oo […]

Gabar Soomaali oo dhibaato iyo calool xumo ku nooleyd in ka badan 20 sano oo Laga Farxiyay

Gabar Soomaali oo dhibaato iyo calool xumo ku nooleyd in ka badan 20 sano oo Laga Farxiyay Gabar Soomaali oo dhibaato iyo calool xumo ku nooleyd in ka badan 20 sano oo Laga Farxiyay
(August 26, 2015)

Gabar Soomaaliyeed oo dhibaato iyo calool xumo ku nooleyd in ka badan 20 sanandood ka dib dhaawac halis ah oo ka soo gaarey wajiga oo ay xabad uga dhacday ayaa waxaa la sheegay inay farxad la ilmeysay ka dib markii loo sheegay in qaliin dib loogu hagaajinaayo wajigeeda lagu sameyn doono. Ayaan Maxamed oo ah […]

DFS oo Ilowday Kulliyada Tababarka Carmo iyo Dadweynaha Carmo oo Dayactir ku bilaabay (SAWIRO)

DFS oo Ilowday Kulliyada Tababarka Carmo iyo Dadweynaha Carmo oo Dayactir ku bilaabay (SAWIRO) DFS oo Ilowday Kulliyada Tababarka Carmo iyo Dadweynaha Carmo oo Dayactir ku bilaabay (SAWIRO)
(August 26, 2015)

Shacabka degmada Carmo oo isugu jira dhalinayaro, Haween, iyo Odayaal ayaa shalay oo jimco ahayd u kacay sidii ay u hagaajin lahaayeen Kuliyadii dhamayd ee ciidanka dalka Soomaliya taas oo ku taal Degmada Carmo oo uu ka muuqday wax aysan indhahaagu qaban karin. Ol’olaha nadaafadeed ee dadweynaha ku dhaqan Carmo ay ku sameeyaan Kulliyada tababarka […]

Muuqaal: Arin naxdin leh hadana Ugub ah oo ka dhacday Magaalada Hargeysa

Muuqaal: Arin naxdin leh hadana Ugub ah oo ka dhacday Magaalada Hargeysa Muuqaal: Arin naxdin leh hadana Ugub ah oo ka dhacday Magaalada Hargeysa
(August 26, 2015)

Magaalada Hargeysa Xarunta maamulka la baxay SOomaaliland waxaa ka dhacday arin naxdin leh taas oo qabsatay gabar doonatay deyn ka timid hagbad ama ayuuto ay ku jirtay sida ay shaacinayaan dadweynaha ku dhaqan xaafada ay ka dhacday arintan. Police-ka ayaa sheegay in gabardha ay u doonatay qoys deyn ay ku lahayd balse is afdhaaf ka […]

Cajiib: Bidaarta oo loo helay Daawo Difaac u ah, (Aqri)

Cajiib: Bidaarta oo loo helay Daawo Difaac u ah, (Aqri) Cajiib: Bidaarta oo loo helay Daawo Difaac u ah, (Aqri)
(August 26, 2015)

ida la xaqiijiyay waxaa la helay daawo rasmi ah oo uu qofka leh bidaarta kula tacaali karo in uu dib usoo celiyo tintiisa daawada ayaa sida ay shegeen dhaqaatiirta waxaa laga sameeyay dhir. Arrintan ayaa soo shaac baxday kaddib marii tijaabo ahaan ay u isticameel shaqsiyaad badan oo lahaa bidaar kaddibna sheegay in ay tintodii […]

Ma La Joogaa Xiligii La Joojin Lahaa Qaadka

Ma La Joogaa Xiligii La Joojin Lahaa Qaadka Ma La Joogaa Xiligii La Joojin Lahaa Qaadka
(August 26, 2015)

Halkan waxaan ku falanqeyn doonaa arimo badan oo la xiriira sida uu qaadka u yahay shey umada somaaliyeed meel ay joogtay u naceen,waxaana taaas cadeynteeda soo baxday markii gabi ahaan laga joojiyay dalka ingiriiska Ka dib markii somali badan oo halkaasi ku sugan dareemen dhibaatada uu ku hayo. Somali badan oo ku kala nool wadamo […]

Kenya:Maxkamada Sarre ee EU Ayaan Codsi U Gudbinay

Kenya:Maxkamada Sarre ee EU Ayaan Codsi U Gudbinay Kenya:Maxkamada Sarre ee EU Ayaan Codsi U Gudbinay
(August 26, 2015)

Inkastoo marar kala duwan aan soo bandhigay waxyeelada iyo dhibaatada Qaadku u leeyahay bulshada somaliya hadana waxaan isku dayi doonaa in aan halkan ku bayaaniyo Warbixino kala duwan oo aan ka soo aruuriyay wargeyyadda ka soo baxa dalka kenya,kuwaasi oo qaabab kala duwan kaga hadlay isku dayga kenya ee in qaadka loo furo wadamo badan […]