Monday 18th December 2017

Wararka

Madaxweynaha Puntland oo kala diray Golayaashii deegaanka Degmooyinka Jariiban iyo Galdogob.

Madaxweynaha Puntland oo kala diray Golayaashii deegaanka Degmooyinka Jariiban iyo Galdogob. Madaxweynaha Puntland oo kala diray Golayaashii deegaanka Degmooyinka Jariiban iyo Galdogob.
(August 26, 2015)

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u kala diray golayaasha deegaanka Degmooyinka Jariiban iyo galdogob. Dr Gaas oo safar ku maraya deegaanada dhaca gobolkaasi Mudug, islamarkaana haatan ku sugan degmada jariiban ayaa goob fagaare ah ka sheegay in xukuumadiisu balan qaaday isbedel sidaasi awgeedna ay la jaan qaadeyso […]

Kooxo Hubeysan oo Muqdisho manta ku dilay xildhibaankii labaad

Kooxo Hubeysan oo Muqdisho manta ku dilay xildhibaankii labaad Kooxo Hubeysan oo Muqdisho manta ku dilay xildhibaankii labaad
(August 26, 2015)

Kooxo ku hubeysan baastoolado ayaa maanta ku toogtay gudaha magaalada Muqdisho xil dhibaan C/casiis Isaaq Ibraahim oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamanka Dowlada federaalka Soomaaliya. Weerarka uu ku dhintay Xildhibaanka ayaa ahaa mid lagu qaaday gurigiisa ka dibna ay dhacday in meel u dhow lagu toogto isagii. Xoogaga Xarakada alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilkaas loo […]

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsna Soomaaliya oo cambaareeyey dilka loo geeystay xildhibaan Soomaaliyeed

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsna Soomaaliya oo cambaareeyey dilka loo geeystay xildhibaan Soomaaliyeed Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsna Soomaaliya oo cambaareeyey dilka loo geeystay xildhibaan Soomaaliyeed
(August 26, 2015)

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG), Nikolaas Kay ayaa cambaareeyey dilka loo geeystay Isaaq Maxamed Riino oo ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed. Dilka mudanaha kadib ayeey Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ku baaqday in si buuxda loo baaro arrinta, dambiilayaashane la hor keeno cadaaladda. Marxuum Riino saakay […]

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka, lana dadajiyo dib habaynta shuruucda Garsoorka”

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka, lana dadajiyo dib habaynta shuruucda Garsoorka” Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Caddaladda Waa in la gaarsiiyaa Goboblada Dalka, lana dadajiyo dib habaynta shuruucda Garsoorka”
(August 26, 2015)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ka furay simnaar aqoon kororsi ah oo loo qabanayey Shaqaalaha Wasaaradda, Siminaarka ayaa waxaa ka soo qayb galay kaabayaasha Garsoorka, sida Ciidanka Asluubta, Garyaqaanada, Nootaayooninka, iyo Garsoorayaal. Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caddaaladda iyo Dastuurka mudane Cabdullahi […]

Ciidan ka soo goostay Maamulka Soomaaliland oo u soo galay Degmada Carmo ee Puntland (SAWIRO)

Ciidan ka soo goostay Maamulka Soomaaliland oo u soo galay Degmada Carmo ee Puntland (SAWIRO) Ciidan ka soo goostay Maamulka Soomaaliland oo u soo galay Degmada Carmo ee Puntland (SAWIRO)
(August 26, 2015)

Magaalada Carmo ee gobolka Bari waxaa maanta soo gaaray ciidan watay Gaadiid dagaal oo sida ay sheegeen ka so goostay maamulka la baxay Soomaaliland . Gudoomiyaha degmada Carmo Ibraahim SHire Maxamed ayaa sheegay in ciidankaasi ay soo gareen habeen nimadii xalay degmada ceeldaahir islamarkaana saaka lagu soo dhaweeyay kuliyada degmada carmo, Waxa uu sheegay in […]

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Isaaq Maxamed Cali (Rino)

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Isaaq Maxamed Cali (Rino) Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Isaaq Maxamed Cali (Rino)
(August 26, 2015)

INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Mogadishu, 21 April 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Isaaq Maxamed Cali (Riino) oo maanta Qarax lala beegsaday isaga iyo gaarigiisa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa […]

Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa.” (SAWIRO)

Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa.” (SAWIRO) Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa.” (SAWIRO)
(August 26, 2015)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga la gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo sidii aan u sii xoojin […]

Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo maanta Kulankoodii 1aad yeeshay

Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo maanta Kulankoodii 1aad yeeshay Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo maanta Kulankoodii 1aad yeeshay
(August 26, 2015)

Golaha Deegaanka magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa maanta markii ugu horeysay kulan yeeshay ka dib isbedelkii ku yimid maalmo ka hor. Gudoomiyaha cusub ee golaha deegaanka Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisa ayaa kulanka ka hadlay iyagoo marka hore isbarasho u furay xubnaha ku jira golaha deegaanka waxaana ay ugaga mahadceliyeen soo doorashadii dhowaan ay soo […]

Shirweyne looga hadlayo amaanka Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweyne looga hadlayo amaanka Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho Shirweyne looga hadlayo amaanka Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho
(August 26, 2015)

Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka furmay kulan balaaran oo looga hadlayo amaanka Dalka , Waxaa ka qeyb galaya Kulankaas Madax katirsan Dowlada Federaaliga Soomaaliya iyo saraakiil ka kala socota Maamul Goboleedyada Dalka ka jira. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isagu si rasmi ah u furay kulanka amaanka looga hadkayo iyadoo uu […]

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta dib ugu laabtay Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta dib ugu laabtay Muqdisho Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta dib ugu laabtay Muqdisho
(August 26, 2015)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar shaqo oo 8 cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan golayaasha […]