Tuesday 28th March 2017

Sports

Bayern Oo Khaladaadkeeda Lagu Ciqaabay, Real Oo Iska Xaadirisay Lisbon

Bayern Oo Khaladaadkeeda Lagu Ciqaabay, Real Oo Iska Xaadirisay Lisbon Bayern Oo Khaladaadkeeda Lagu Ciqaabay, Real Oo Iska Xaadirisay Lisbon
(August 26, 2015)

Ciyaar xamaasad badan oo ka dhacday garoonka Allianz Arena ayey Real Madrid kacarbuunatay Final ka Champions League ee lagu qaban doono magaalada Lisbon ee wadan Portugal, ciyaartaan oo kabaxsaneed saadaasha ugu yar ee laga bixin karay ayey kooxda martida kaga naxsatay weeraro rogaal celis ah oo roob looga dhigay Neuer oo looheestay goolahaya ugu fiican […]

Ronaldo Iyo Rikoorkiisa Cusub, 16Gool Hal Xilli Ciyaareed

Ronaldo Iyo Rikoorkiisa Cusub, 16Gool Hal Xilli Ciyaareed Ronaldo Iyo Rikoorkiisa Cusub, 16Gool Hal Xilli Ciyaareed
(August 26, 2015)

Ronaldo ayaa caawa dhigay rikoor cusub Champions League, isagoo noqday ciyaaryahanka abid dhaliya goolasha ugu badan hal xilli Goolka seddexaad uu udhaliyay kooxdiisa ayaa uga filneed inuu jabiyo rikooradii horey looga dhigay goolasha laga dhaliyey Chamions League hal xilli ciyaareed. rikooradaan ayey uyaaleen weeraryahanka reer Argentina ee uciyaara kooxda Barcelona Leonel Messi oo xilli ciyaareedkii […]

Hordhac: Chelsea v Atletico Madrid – Kooxdii Finalka La Ciyaari Laheyd Madrid Oo Caawa La Go’aansan Doono

Hordhac: Chelsea v Atletico Madrid – Kooxdii Finalka La Ciyaari Laheyd Madrid Oo Caawa La Go’aansan Doono Hordhac: Chelsea v Atletico Madrid – Kooxdii Finalka La Ciyaari Laheyd Madrid Oo Caawa La Go’aansan Doono
(August 26, 2015)

Kulanka: Chelsea v Atletico Madid Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Tababare Mourinho iyo tababare Diego Simieone ayaa mar kale qoorta isku geli doona iyadoo lugtii hore ee isbuucii hore ka dhacday Vicente Calderon ay ku soo kala baxeen barbaro goolal la’aan ah. Atletico ayaana heysata fursad ah inay soo ilaashatay shabaqa garoonkeeda, […]

Mourinho Oo Warqad Saamayn Badan U Diray Wiilkiisa Iyo Qoyskiisa

Mourinho Oo Warqad Saamayn Badan U Diray Wiilkiisa Iyo Qoyskiisa Mourinho Oo Warqad Saamayn Badan U Diray Wiilkiisa Iyo Qoyskiisa
(August 26, 2015)

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa warqad u qoray wiilkiisa kulan kii ugu danbeeyay ee ay Norwich City kula ciyaareen Stamford Bridge. Wuxuu ahaa kulan koodii ugu danbeeyay ee ay ku ciyaaraan Stamford Bridge xili ciyaareed kan iyadoo ciyaartu ay ku soo idlaatay 0-0 lakiin Jose Mourinho ayaa si wayn uga hadlay warqadii uu u […]

Eboue Oo Ku Yiri Suarez:”Jooji Ooyinta, Madrid Waa Magaalo Qurux Badan”

Eboue Oo Ku Yiri Suarez:”Jooji Ooyinta, Madrid Waa Magaalo Qurux Badan” Eboue Oo Ku Yiri Suarez:”Jooji Ooyinta, Madrid Waa Magaalo Qurux Badan”
(August 26, 2015)

Laacibkii hore ee Arsenal xiligaana u ciyaara kooxda Galatasaray ee dalka turkiga Emmanuel Eboue ayaa ka hadlay ooyintii Suarez isagoo ku qalqaalinaya inuu u dhaqaaqo kooxda Real Madrid. Emmanuel Eboue oo u muuqday mid ka xun waxa ku dhacay Liverpool iyo Suarez ayaa si aan toos u ahayn u sheegay in ay u fiicantahay Suarez […]

Samir Nasri:”Waan Jeclahay Crystal palace”.

Samir Nasri:”Waan Jeclahay Crystal palace”. Samir Nasri:”Waan Jeclahay Crystal palace”.
(August 26, 2015)

Laacibka kooxda Man City Samir Nasri ayaa is celin waayay kadib bar barihii ay Crystal Palace ku qabatay kooxdii kula tar tamaysay horyaalka ingiriiska. Nasri ayaa sheegay inuu aad u jecelyahay kooxda Crystal Palace maadama ay fursad fiican siisay kooxdiisa isagoo sheegay in lajoogo waqtigii ay qabsan lahaayeen shaqadooda taas oo ah inay ku guulaystaan […]

Uefa Oo Ganaaxday Manchester City Iyo Todobo Naadi Oo Kale.

Uefa Oo Ganaaxday Manchester City Iyo Todobo Naadi Oo Kale. Uefa Oo Ganaaxday Manchester City Iyo Todobo Naadi Oo Kale.
(August 26, 2015)

Xiriirka kubada cagta Europe ee UEFA ayaa ganaax kusoo rogay kooxda horyaalka England heesato, Manchester City ayaa lagu ganaaxay lacag dhan 60M oo Euro (82.23 Milion oo Dollar), iyadoo sidoo kale laga xadiday ciyaartoyda umataleeso Uefa Champions Legue xilli ciyaareedka soo socda. Si is afgarad looga gaaro arrinta kooxda reer England ee Manchester City ayaa […]

Hordhac: Barcelona Iyo Atletico Madrid Keeba Kuguuleesan Doono La Liga?

Hordhac: Barcelona Iyo Atletico Madrid Keeba Kuguuleesan Doono La Liga? Hordhac: Barcelona Iyo Atletico Madrid Keeba Kuguuleesan Doono La Liga?
(August 26, 2015)

Tartanka: Premier Devision. Garoonka: Camp Nou. Saacad: 5:15 pm, Spain. Waa kulan kale oo adag oo go’aamin doono ciddi lahoyan laheed horyaalka Spain, liis fiican Barcelona kama heesato Atletico Madrid, waa markii lixaad oo ay is arkayaan, shantii hore afar waxey kudhamaatay barbar dhan halka kulanka kalena ay badisay Atletico Madrid, 450 daqiiqo oo ay […]

RASMI.xulka karkaar oo lamagacabay sandka yaa kadhex muuqda

RASMI.xulka karkaar oo lamagacabay sandka yaa kadhex muuqda RASMI.xulka karkaar oo lamagacabay sandka yaa kadhex muuqda
(August 26, 2015)

TABABARE yusuf han kudal KUXIGEEN kismaayo gardawe Players 1.CANDHAF 2.INDHA YARE 3.IDIRIS CISMAN 4.MAXAMUUD UKUN 5.MAXAMED SANKA 6.MAXAMED BURHAN 7.CUMAR MAYCON 8.C.QANI DHUWANE 9.SIDIIQ MUUSE 10.KHAALID MUUSE KHAALID 11.BASHIIR SAFIYOOLA 12.SALBO WABERI 13.SACIID ZABUUNI 14.HUBANE DHANJAROOS 15.NAJIIB CABDI COON 16MAX.UD C.LAAHI DAACAD 16.AXMED ISXAAQ 17.AXMED ISXAAQ 18.SICIID MAX.ED CIISE.CAGAQOYAN 19.C.RISAAQ AXMED YASIIN 20.BASHIIR BARADA 21.JABIR […]