Sunday 26th February 2017

Ganacsiga

Shirkada Liibaan Trading Company oo Soo bandhigtay Doon baaxadeeda abid aan ka howlgalin Dekedaha Somalia

Shirkada Liibaan Trading Company oo Soo bandhigtay Doon baaxadeeda abid aan ka howlgalin Dekedaha Somalia Shirkada Liibaan Trading Company oo Soo bandhigtay Doon baaxadeeda abid aan ka howlgalin Dekedaha Somalia
(August 26, 2015)

Shirkada Ganacsiga Liibaan General Trading Company oo ah shirkad ay leeyihiin ganacsato reer Puntland ah ayaa markii ugu horeysay u soo rartay deegaanada Puntland Siiba Dekeda Magaalada Boosaaso Doontii ugu weyneyd abid oo shixnad ganacsi u soo qaada deegaanada Puntland. Masuuliyiinta Shirkada Liibaan ayaa ugu dul sameeyay qado sharaf ganacsatada Soomaaliyeed ee ka shaqeysta gudaha […]

Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland oo ka hadlay Gudiga gudoomiyaha loogaga dhigay.

Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland oo ka hadlay Gudiga gudoomiyaha loogaga dhigay. Wasiir ku xigeenka Maaliyada Puntland oo ka hadlay Gudiga gudoomiyaha loogaga dhigay.
(August 26, 2015)

Wasiir ku xigeenka wasaarada Arimaha Maaliyada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ka hadlay gudiga Gudoomiyaha loogaga dhigay ee Maanta uu ku dhawaaqay madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Faroole. Waxa uu ku tilmaamay Wasiir ku xigeenku gudigan mid tayo leh islamarkaana isugu jira Dhaqaalayahano waaweyn iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kana soo war bixin karaan howsha […]

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gudi daraasaad dhaqaale Sameeya

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gudi daraasaad dhaqaale Sameeya Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gudi daraasaad dhaqaale Sameeya
(August 26, 2015)

Mudooyinkii dambe Puntland waxaa ka taagnaa Hadal heynta ku aadan dhaqaalaha iyo sarifka lacagaha oo hoos u dhac weyn ku yimid waxayna taasi kasabtay go’aamo khuseeya arinkaas oo ka soo kala baxay Wasaarada Maaliyada u qaabilsan puntland iyo xafiiska Madaxweynaha Puntland . Maalmo ka hor waxaa la mabnuucay in lacag shilling Soomaali ah ka baxdo […]

Wasaarada Maaliyadda Puntland oo lacag Nusbilyin Sh,So, ay qabatay ku bedeleysa Doolar.

Wasaarada Maaliyadda Puntland oo lacag Nusbilyin Sh,So, ay qabatay ku bedeleysa Doolar. Wasaarada Maaliyadda Puntland oo lacag Nusbilyin Sh,So, ay qabatay ku bedeleysa Doolar.
(August 26, 2015)

Cabdi warsame Ibraahim Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyada dowlada Puntland ayaa maanta saxaafada ka shaaciyay in dowladu qabatay lacago shiling Soomaali ah oo dhan haal bilyen taas oo qaab sharci daro ah ugu gudbi laheyd gobolada koonfurta Soomaaliya. Wasiir ku xigeenku waxa uu sheegay in lacagtan ay qabteen ciidamada Amaanka Magaalooyinka Puntland siiba Garoowe Gaalkacyo […]

Puntland oo Sheegtay in Lacago cusub ay dhowaan dalka Soo gelindoonto

Puntland oo Sheegtay in Lacago cusub ay dhowaan dalka Soo gelindoonto Puntland oo Sheegtay in Lacago cusub ay dhowaan dalka Soo gelindoonto
(August 26, 2015)

Wasaarada Maaliyada Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday in Puntland bilaha soo socda ay hirgelin doonto Lacago Shilin Soomaali ah oo cusub. Kulan maanta ka dhacay Magaalada Garoowe oo uu saxaafada u qabtay Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyada Puntland Cabdi Warsame Ibraahim ayaa sheegay in dhowaan Dowlada Puntland ay soo saari doonto lacago cusub oo […]

Dr Faroole “Ha ogaadeen Ganacsatada shidalka ka kenayay Yemen in loo heysto Dembi” (Dhageyso)

Dr Faroole “Ha ogaadeen Ganacsatada shidalka ka kenayay Yemen in loo heysto Dembi” (Dhageyso) Dr Faroole “Ha ogaadeen Ganacsatada shidalka ka kenayay Yemen in loo heysto Dembi” (Dhageyso)
(August 26, 2015)

Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay wararka ka soo baxay ganacsato keeni jiray Puntland Shidaal oo ay ka mabnuucday Xukuumada haatan jirta ee Puntland.. Go’aano ka soo baxay Xukuumada ayaa lagu mabnuucay in ganacsatadaasi ay keenaan gudaha Puntland Shidaal arimo jira Awgeed waxaana arimahaasi shaaca ka qaaday Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Faroole xili uu […]

Xaalada Caafimad Ganacsade Ka mid ah Soomaalida Addis ababa oo soo hagaagtay

Xaalada Caafimad Ganacsade Ka mid ah Soomaalida Addis ababa oo soo hagaagtay Xaalada Caafimad Ganacsade Ka mid ah Soomaalida Addis ababa oo soo hagaagtay
(August 26, 2015)

Maalmihii u danbeeyey waxaa xaalad caafimaad ku jiray ganacsade Jaamac Jiis oo ka mid ah ganacsatada ku nool dalka ethiopia mudo aad u dheerna ka shaqaynayay arrimaha ganacsiga magaalada adds ababa ,waxaana jaamac uu markii u horraysay la hadlay warbaahinta isagoona ka waramy xanuunkii la soo darsay iyo xaalkiisu sida uu yahay waqtigan. Ganacsade Jaamac […]

Saamaynta Shidaalkii laga keeni jiray Wadanka Yemen ee ay Puntland joojisay (Warbixin).

Saamaynta Shidaalkii laga keeni jiray Wadanka Yemen ee ay Puntland joojisay (Warbixin). Saamaynta Shidaalkii laga keeni jiray Wadanka Yemen ee ay Puntland joojisay (Warbixin).
(August 26, 2015)

24 Jan, 2013 Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland sumadeeduna ahayd MW/DPL/BOS/49/2013 laguna socodsiiyey Wasaaraddaha Maaliyada, Dekedaha & Amniga ayaa lagu mamnuucay Shidaalkii Puntland uga iman jiray Dalka Yaman. 29 Jan, 2013 waxaa lagu dhaqan geliyey wareegtada Madaxweynaha qoraal ay si wada jir ah u soo saareen Wasiiradda Maaliyadda & Dekedaha kuwaas oo ku […]

Shirkada Isbuunyada Tabaarak oo Maanta Faraceeda Gaalkacyo Xariga laga Jaray (Sawiro).

Shirkada Isbuunyada Tabaarak oo Maanta Faraceeda Gaalkacyo Xariga laga Jaray (Sawiro). Shirkada Isbuunyada Tabaarak oo Maanta Faraceeda Gaalkacyo Xariga laga Jaray (Sawiro).
(August 26, 2015)

Gaalkacyo (Bosaso press.com):-Xaflad si aad ah loo soo agaasimay oo xariga looga jarayey shirkada rabaarak oo ah shirkad sameesa joodariyada ayaa maanta waxaa lagu qabtay xarunta shirkada tabaarag ee ku taaa magaalada gaalkacyo waxaana ka soo qaybgalay mamulka shirkada tabaarak maamulka gobolka mudug ganacsato , saraakiil ciidan qaar ka mid ah madaxda shirkada isgaarsiinta golis […]

Ganacsatada Puntland oo Gaashaanka u daruuray Hadal ka soo yeeray Madaxweyne Faroole,

Ganacsatada Puntland oo Gaashaanka u daruuray Hadal ka soo yeeray Madaxweyne Faroole, Ganacsatada Puntland oo Gaashaanka u daruuray Hadal ka soo yeeray Madaxweyne Faroole,
(August 26, 2015)

Ganacsatada Puntland Gaar ahaan kuwa gobolka bari ayaa Meel ka istaagay oo difaac culus ka xitay hadalo eedeyn ah oo ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole . Xaflad xalay ka dhacay Madaxtooyada Magaalada Boosaaso islamarkaana ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Odayaasha, waxgaradka iyo weliba Madaxda Sar sare […]