Saturday 21st October 2017

Maqaalo

Qoraal Gaaban oo Cajiib ah: maxaa ka guuxaya maskaxda shacabweynaha Soomaaliyeed.

Qoraal Gaaban oo Cajiib ah: maxaa ka guuxaya maskaxda shacabweynaha Soomaaliyeed. Qoraal Gaaban oo Cajiib ah: maxaa ka guuxaya maskaxda shacabweynaha Soomaaliyeed.
(August 26, 2015)

Hadal haynta Shacabka Somaliyaded Shacabka Somaliyaded ee Dagan Gobolada Waqooyi waxaa ay ku tahaan mar un in ay helan Goni isku taag ay iskaga tagay Somalida inteeda kale, ayagoo kusalaynaya in ay Somali inteda kale wax ka tirsanayan,sida ay ayagu iskadhadhiciyeen, lakii wax ayga kugoniya aysan jirin markii laga rebo Kharaw ayrunmooden, Waxaa hada caqabad […]

PROF. DALXA HALLA ILA ARKO.

PROF. DALXA HALLA ILA ARKO. PROF. DALXA HALLA ILA ARKO.
(August 26, 2015)

Waxaan ahay oday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Muuse Xaaji (Abees), ku sugan USA, 73 jir ah, soo shaqeeyey 42 sano, sida 12 years American Embassy, 18 sano ex Ministry of Information, 12 sano Puntland State of Somalia, iyo weliba 10 sano oo aan ahaa qoraa u madaxbannaan sixitaanka, u duceynta, u digidda, latalinta, ka welwelidda, […]

Maqaal Dheer oo la magac Baxay Muqdisho waa magaalo madaxdeena

Maqaal Dheer oo la magac Baxay Muqdisho waa magaalo madaxdeena Maqaal Dheer oo la magac Baxay Muqdisho waa magaalo madaxdeena
(August 26, 2015)

Sidaa miraha Luulka Mawjadaha Badweyntaa ka muuqataa dhexdeeda Muqdisho, Muqdisho waa magaalo Madaxdeena,magacii dalkeena wanaajiya Muqdisho,Mudnaantii dadkeena Hagaajiso Muqdisho. Isbadalada Muqdisho wixii ka danbeyay sanadkii 2009 magalada muqdisho waxaa ka muuqanayay isbadal dhinacyo badan oo ugu horeyso amniga,dhismaha iyo isdhexgalka bulshada ku dhaqan magalada Muqdisho iyo soomalida kale ee ka imaaneysa gobolada dalka iyo qaar […]

Shacabka Magaalada Boosaaso oo ka argagaxay Dhacdadii Dhanka Badda ee Tahriibayaasha.

Shacabka Magaalada Boosaaso oo ka argagaxay Dhacdadii Dhanka Badda ee Tahriibayaasha. Shacabka Magaalada Boosaaso oo ka argagaxay Dhacdadii Dhanka Badda ee Tahriibayaasha.
(August 26, 2015)

Bulsha weynta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Puntland ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ayaa ka dhiidhiyay Dhacdooyinka foosha xun ee qabsanaya dadka isku biimeeya badda u dhexeysa Puntland iyo Yemen, Ka dibmarkii todobaadkii hore dhamaadkiisii ay soo caariyeen in kabadna 18 qof oo meyd ah islamarkaana u badan dhalinyaro soomaaliyeed bulshada ku dhaqan boosaaso waxay […]

Maxay xisbiyo badan isku diiwaan gelinwaayeen Nidaamka xisbiyada Badan ee Puntland?.

Maxay xisbiyo badan isku diiwaan gelinwaayeen Nidaamka xisbiyada Badan ee Puntland?. Maxay xisbiyo badan isku diiwaan gelinwaayeen Nidaamka xisbiyada Badan ee Puntland?.
(August 26, 2015)

Tan iyo intii lagu dhawaaqay in ay furan yihiin isdiiwaan gelinta xisbiyada siyaasadeed ee Puntland waxaa laga joogaa 2bil iyo bar mana jiraan ilaa iyo iminkadan xisbiyo isdiiwaan geliyay marka laga reebo xisbiga madaxweynaha Haatan ee Puntland. Tani ayaa noqotay mid ku dhalisay shacabka reer Puntland Su’aalo badan oo ay iska weydiiyaan sababta ay xisbiyo […]

Muranka Dhuxusha & Maamul U Sameynta Kismaayo Oo Meel Adag Maraya ( Warbixin

Muranka Dhuxusha & Maamul U Sameynta Kismaayo Oo Meel Adag Maraya ( Warbixin Muranka Dhuxusha & Maamul U Sameynta Kismaayo Oo Meel Adag Maraya ( Warbixin
(August 26, 2015)

Marka la eego arimaha la xiriira Gobolada Juboyinka dalka soomaaliya waa dood adag oo meel walba looga doodayo,waxaana arinamaha ugu badan ee diirada la saaray ka mid ah maamul u sameynta kismaayo iyo cida iska leh,waxaana marar badan soo laabtay doodaha arintaasi la xiriira dawlada Somaliya ayaa dhawaan wafdi ay u dirtay kismaayo waxa ay […]

Wasaarad Caafimaad iyo mid Waxbarasho waa loo baahan yahay Federaale.

Wasaarad Caafimaad iyo mid Waxbarasho waa loo baahan yahay Federaale. Wasaarad Caafimaad iyo mid Waxbarasho waa loo baahan yahay Federaale.
(August 26, 2015)

Dowladda haatan Soomaaliya ee ay hogaanka u hayaan Madaxweyne Xasan iyo Raysalwasaare Saacid waxay hoos u dhigtay himiladii shacabka Soomaaliyeed u qabeen yagleeli deeda .Sababta igu kaliftay inaan qoraalkan kooban ka qoro dowladda hada jirta waxa weeye markii dolwaddu dayacday laba arimood oo muhiim u ah ummada Soomaaliyeed guud ahaan oo kala ah waxbarashada iyo […]

Faallo:Dawlada Iyo Ganacsatada Puntland Yaa Xil Ka Saaran Yahay Badbaadada Dakkada Boosaso(BY:Mohamed Abdirashid)

Faallo:Dawlada Iyo Ganacsatada Puntland Yaa Xil Ka Saaran Yahay Badbaadada Dakkada Boosaso(BY:Mohamed Abdirashid) Faallo:Dawlada Iyo Ganacsatada Puntland Yaa Xil Ka Saaran Yahay Badbaadada Dakkada Boosaso(BY:Mohamed Abdirashid)
(August 26, 2015)

Nabad Akhriste waa mar kale iyo Qormooyinkii aan ku eegi jiray hadba waxa aan is leeyahay way u baahan tahay baraarujin in laga sameyo,inkasta oo Qormooyinkii hore ay ku saabsanayen dhinaca dhalinyarada,sida waxa looga baahan yahay xiligan oo dalka uu ku jiro isbadal xoogan oo dhinaca Nabad ku soo dabaalida iyo sidoo kale in aan […]

BAAQ:Beela Gaar ah oo boobay Kuraastii Baarlamaanka ee Majeerteen.

BAAQ:Beela Gaar ah oo boobay Kuraastii Baarlamaanka ee Majeerteen. BAAQ:Beela Gaar ah oo boobay Kuraastii Baarlamaanka ee Majeerteen.
(August 26, 2015)

August 21, 2012 Ku: Madax-dhaqameedyada bahweynta Majeerteen Ku: Madaxweynaha Dowlad Gobeleedka Puntland Ku: Wasiirka koowaad ee Dowlada Ku-meelgaarka ah ee Federaalka Somaliya Ku: Guddiga Xallinta Khilaafaadka Ku: Guddiga Xulista Xildhibaanada Ku: Warbaahinta Somaliyeed Asalaamu Aleykum: Beesha Maxamuud Ibraahim (Reer Maxamud) oo ka mid ah beelaha majeerteen ee dega degaanka Mudug ayaa ku tilmaantay sida loo […]

Bulsho Aan Aas -Aas lahayn Jiritaan Maleh (Maqaal)

Bulsho Aan Aas -Aas lahayn Jiritaan Maleh (Maqaal) Bulsho Aan Aas -Aas lahayn Jiritaan Maleh (Maqaal)
(August 26, 2015)

Bulshadu wa ummad meel kuwada nool oo isku dana ,diina ,dal iyo af wadaaga, waxana assaas u aha diinta iyo dhaqanka oo ay bulsha weliba sida la ogyahay ay kaga dowanyihiin kuwa kale.hadaba mar walba oo uu sii xoogsanayo is dhexgalka bulshada iyo xiriirkeedu waxa sidoo kale si dar darleh u kobca horomarka bulshada, waxana […]