Tuesday 28th March 2017

Cajiib: Bidaarta oo loo helay Daawo Difaac u ah, (Aqri)

Daawo-Bidaar

ida la xaqiijiyay waxaa la helay daawo rasmi ah oo uu qofka leh bidaarta kula tacaali karo in uu dib usoo celiyo tintiisa daawada ayaa sida ay shegeen dhaqaatiirta waxaa laga sameeyay dhir.

Arrintan ayaa soo shaac baxday kaddib marii tijaabo ahaan ay u isticameel shaqsiyaad badan oo lahaa bidaar kaddibna sheegay in ay tintodii dib usoo laabatay.

Daawada ayaa la sheegay in ay qofka ka caawineyso go’amada tinta ayadoo adkeyneysa unugyada tinta baxsha ee ku yaal madaxa waxana la tibaaxay in mudo 3 bil ilaa lix bil qofka marka uu isticmalo uu dareemayo isbadal la taaban karo.

Daawada ayaa waxaa baahisay xarunta daawo dhireedka ee Al-hudda laanteda Nairobi in ay hayso ayna bixiso.

Kala xiriir

+254 71555 6222 mustaf abdikadir sunrice building 1st floor