Monday 18th December 2017

ahniyad Aroos Sahra Burhaan Kuukuuyo, iyo Cabdulqaadir Axmed Dhalo Cadde

Waxaa halkan tahniyad aroos ka diraya dadka kala ah
Hoyo ayan ka bilabaya
Ayeyo asha sheq sahal
Eedo run kuukuye
Eedo nacimo kuukuye
Eedo sacdiyo kuukuye
Eedo tarig kuukuye
Ader buujiye kuukuye
Aabe Burhaan Kuukuye
Iyo dhammaan reer Kukuye
Hooyo fadumo haji
Aabo Ahmed Dhalacade iyo dhamman reer dhalacade.

Dhammaan dadka kor ku xusan waxay tahniyad aroos kal iyo laab ah hawada u marinayaan arooska iyo aroosada
Sahra Burhaan Kuukuuyo, iyo Cabdulqaadir Axmed Dhalo Cadde oo arooskooda ka dhacay dalka Sweden 21 Feb.